Wararka Maanta XULKA IYO MUUQAALLO

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: ”Suuragal maaha in madaxweyne Biixi beeniyo hadalkii Nuux Taani uu isaga faray, Dadka Somaliland isaga ayaa kala diray”

Burco (Halqaran.com) –  Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi oo la sheegay in uu la ogaa hadalkii Taliye Nuux Taani ee beesha garxajis ka caraysiiyay.

Xisbiga Waddani oo maanta ka hadlay arrintaasi, ayaa sheegaya, in aysan suuragal aheyn in madaxweyne Biixi uu beeniyo hadal uu markii hore uu faray Taliye Nuux Taani.

”Suuragal maaha in madaxweynuhu beeniyo hadalkii uu taliye Nuux Taani, waayo Afkiisa ayuu ku hadlay”, waxaa sidaa yidhi xisbiga waddani

Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

XOG XASAASI: Maxaa ka ogtahay in Al-Shabaab ay Dowlad kale ka dhex sameysteen Somaliya? + (Maxa cusub)!

UPDATE: Maxaa ka ogtahay sababta ay DF Somaliya garoonka Aadan Cadde ugu xirtay Wasiirka Amniga ee Jubbaland!

DAAWO SAWIRRO: Banaanbax looga soo horjeedo go’aanka DFS oo weli ka socda Kismaayo & Ciidanka Jubbaland oo ka…

WAR CUSUB: Maxaa ka jira in imaaraadka uu hub si qarsoodi ah uga soo dejiyay PUNTLAND? Muxuuse ka ogyahay Deni?


Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqrannews@gmail.com

Post Comment