UPDATE: DF Soomaaliya oo Midowga Yurub la gashay heshiis mashruuc loogu fulinayo magaalada Berbera iyo Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya iyo ururka Midowga Yurub ayaa maanta kala sixiixday heshiis ballaaran…

DAAWO SAWIRRO: Guddoomiye Cumar Finish oo maanta kulan muhiim ah la qaatay Ku-xigeennadiisa (Muxuu kala hadlay?)

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish)…

XOG: ”Waxa ka socda Dhuusamareeb waa Afduub, ee wax dib u heshiisiin ah kama wado DF Somaliya”

Galgaduud (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay qalqal-gelin dhanka ammaanka ah…

KENYA oo soo saartay amar cusub oo saameynaya Soomaalida u socdaasha dalkeeda (Muxuu yahay dandaansiga Kenya?)

Nairobi (Halqaran.com) – Dowladda Kenya ayaa soo saartay amar cusub oo ku saabsan socdaalka dadka Soomaaliyed…

DAAWO SAWIRRO: Sida ciidamada AMISOM loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb, Yaase soo dhaweeyay?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi…

Maxaad ka ogtahay ballanqaadka uu taliyaha cusub ee booliska Soomaaliyeed u sameeyay Shacabka reer Muqdisho?

Muqdisho (Halqaran.com) – Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Xijaar ayaa ballanqaaday in ay…

WAR CUSUB: Maxaa ka jira in imaaraadka uu hub si qarsoodi ah uga soo dejiyay PUNTLAND? Muxuuse ka ogyahay Deni?

Garoowe (Halqaran.com) –  Sida ay xog hoose ku haleyso warbaahinta Halqaran.com ayaa sheegaya, in maalmihii dambe…

DHAGEYSO WAREYSI: Maxaa ka taqaanaa Taariikhda taliyaha dagaalka tooska u galay ee Jeneral Odawaa Yuusuf Raage?!

Muqdisho (Halqaran.com) – Toddobaadkan waxaa xilka taliyennimada ciidamada dawladda federaalka ah ee Soomaaliya la wareegay Jeneraal…

AKHRI: Maxay tahay arrinta xasaasiga ah ee shaqada looga eryay gabadha gacanyaraha u ahayd Donald Trump?

Washington (Halqaran.com) – Haweeneydii gacan yaraha khaaska ah u ahayd madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu…

Universal Somali TV LIVE

Universal Somali TV LIVE (TOOS)  Haddii aad dooneysid in aad la xiriirto maamulka Halqaran.com, noogu…

DEG DEG: Ciidamo ka socda AMISOM oo caawa la wareegay xarumaha ugu muhiimsan Dhuusamareeb +War cusub!

Galgalduud (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya caawa magaalooyinka Guriceel, Dhuusamareeb iyo Galmudug ayaa sheegaya, in…

TOP NEWS: Duqa Muqdisho ‘Finish’ oo ku dhawaaqay go’aan farxad geliyay Shacabka Muqdisho (Ogow Wax badan)!

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar…