Hargeysa (Halqaran.com) – Prof Ibraahim Miicaad ayaa si aad uga hor yimid bayaan ay dhawaan soo saareen guddoomiyaha xisbiga UCID iyo xubno kale oo uu ka mid yahay Prof. Cali Khaliif.
Bayaankaan ayaa waxay ku sheegeen in ay xaal ka bixinayaan hadalkii taliyaha ciidanka Somaliland Sareeye-gaas Nuux Ismaaciil Taani.
Prof Ibraahim Miicaad ayaa sheegay in meesha aysan jirin wax xaal laga bixinayo, waayo meesha madaxweyne baa jooga, buu yidhi.
Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka Prof. Miicaad oo Afka furtay:
→DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:⇓
WAR XASAASI: Wax ka Ogow saddex arrimood oo ku daahsoon dib u dhacyada Shirka beelaha Galmudug!
Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com