Wararka Maanta XULKA IYO MUUQAALLO

DAWO MUUQAAL: Jabuuti oo si Diblomaasiyadaysan ugu sheegtay Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ mawqifkeeda Midnimada Somaliya & BIIXI oo sheegay in…

Hargeysa (Halqaran.com) –  Sawir Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Jabuuti Looga qaaday ayaa si weyn looga hadal hayaa baraha Bulshada , kaddib markii la arkay Biixi oo loo sharraxayo khariidada Soomaaliya oo ay qeyb ka ahay Somaliland, xilli uu ku guda jiray booqashada uu ku joogay dalka Jabuut.

Shacabka Somaliland ayaa si weyn isku weyndiinayaan sababta uu madaxweyne Muuse Biixi uu ku oggolaaday in loo sharraxo khariidada noocaan ah oo ay qeyb ka tahay Jamhuuriyadda Somaliland.

Haddaba Hoos Daawo Muuqaalka iyo Halka Muuse Biixi:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DEG DEG: Ciidamada Somaliland oo la wareegay xarunta telefeshinka Horyaal ee Hargeysa, kadib markii uu baahiyay…

XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Sacuudiga iyo Imaaraadka ay isku dhaceen, ayna ku kala tageen! & Boqor Salmaan oo xanaaqsan

WAR XASAASI: ”ITOOBIYA ma dhex-dhexaadineyso DF Soomaaliya iyo Jubbaland, Axmed Madoobe waa nin galay dambiyo badan”! waxaa yiri..

XOG CUSUB + AKHRI: Maxaa ka soo baxay Shirkii Hobyo ee u socday beelaha Habargidir? +(Go’aano culus oo ka soo baxay)!

DEG DEG DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo si jees jees ah uga hadashay Kiisa dacwada badda ee u dhaxeeya Somaliya iyo Kenya, una hanjabtay..

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

Post Comment