Wararka Maanta XULKA IYO MUUQAALLO

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Wafdigii Beesha Garxajis oo Hargeysa ku soo noqday, War cusubna ka sheegay arrinta Korneyl Caarre iyo dagaalkii Sanaag.

Hargeysa (Halqaran.com) – Wafdigii Beelaha Garxajis ee muddooyinkii dambe ku sugnaa Gobolka Sanaag ayaa maanta dib ugu soo Laabtay magaalada Hargeysa, waxaana la socda qaar ka mid ah waxgaradka Gobolka Sanaag.

”Tacab badan ayuu geliyey Suldaanku Nabadda, waxayna qiimo ku leedahay marka qofka hoghaanka uu sidan oo kale wax uga qabto,  waanu ku garab taaganahay Suldaan.”

Wafdiga ka yimid gobolka Sanaag ayaa dhankooda ka mahadceliyey soo dhowaynta loo sameeyay, waxaaana Suldaan Maxamed Xirsi Qani uu  sheegeen inay sidaan Nabad.

”Maanta Nabad gelyo ayaanu sidnaa, maadaama aanu muddo laba Bilood ah ku maqnayn nabadii Beelaha Gobolka Sanaag iyo Jabhadda Kornayl Caare.”

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DHAGEYSO: RW Xasan Cali Kheyre oo ka dhawaajiyay Sirta iyo Ujeedka uu maanta u tagay magaalada Baydhabo.

XASAASI + DHAGEYSO: Somaliland oo u hanjabtay Puntland, jawaab adagna ka bixisay eedeyntii loo jeedayay (Maxaa soo kordhay?)

XOG LA OGAADAY: Maxaa ka jira in Axmed Madoobe uu mowqif adag ka qaatay in uu telefoon kula hadlo Farmaajo?! (Maxaa Cusub?)

UPDATE: Ciidamada dalka Turkiga oo soo qab-qabtay tahriibayaal badan oo ay ku jiraan Soomaali, halkeese la geeyay?

DAWO MUUQAAL: Jabuuti oo si Diblomaasiyadaysan ugu sheegtay Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ mawqifkeeda Midnimada Somaliya & BIIXI oo sheegay in…

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

Post Comment