Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa shaaca ka qaaday, in hadda kaddib hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala deegaannada Somaliland u hoggaansamaan dastuurka u yaalla dowladda.
Dhammaan Hay’adaha ka shaqeeya gobollada iyo deegaannada ay ka taliso Somaliland ayaa lagu qasbay inay isticmaalaan hadda wixii ka dambeeya Ereyga JAMHUURIYADDA SOMALILAND.
Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka:
→DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:⇓
DAAWO VIDEO: Saraakiil ka tirsan Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay Puntland (Maxaa Cusub)?
Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com