Wararka Maanta XULKA IYO MUUQAALLO

DEG DEG +DAAWO MUUQAAL: Feysal Cali Waraabe oo Hargeysa ku soo dhaweeyay Suldaanka Garxajis ee ka yimid Sanaag & Korneyl Caarre oo

Hargeysa (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee  UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa magaalada Hargeysa ku casuumay Wafdigii beesha Garxajis ee ka yimid Gobolka Sanaag, kuwaasi oo dhex dhexaadin ka waday  Jabhada Kornayl Caarre  iyo Xukuumadda Somaliand, iyo Colaadii Beelaha u dhaxaysay.

”Maanta Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani  iyo Wafdigiisa oo ka yimid Gobolka Sanaag, oo gacan ka gaystay sidii loo dhamayn lahaa Khilaafka ina dhex yaala” Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.

Saldaanka ayaa dhankiisa sheegay in ay Rajjo badan ka Qabaan inay ku guulaystaan Howsha ay u istaageen, wuxuuna xusay inay Guul ka sidaan khilaafkii taagnaa, inta hartayna si wacan loo dhammayn doono.

HALKAN HOOS KA DAAWO MUUQAALKA:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

WAR CUSUB: Maxaa ka Ogtahay in dowladda Qadar ay Al-Shabaab siisay lacag tira badan si loo dhiso waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye?!

XOG XASAASI: Puntland oo shaacisay inay qabatay xubo ka tirsan Al-Shabaab oo xiriir la leh Somaliland. (Maxa Cusub)?

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo Hay’adaha Caalamiga ah ku Qasabtay inay isticmaalaan Erayga Jamhuuriyadda, kuna hanjabtay..

Farmaajo Yuusan sheegin guul aan weli imaan oo noqon karta guul-darro uu ka cararo!

DAAWO VIDEO: Saraakiil ka tirsan Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay Puntland (Maxaa Cusub)?

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

Post Comment