Wararka Maanta XULKA IYO MUUQAALLO

XOG + DAAWO MUUQAAL: ”Cirro iyo Faysal Cali Waraabe waxay wax u abaabulaan qaab qabyaladeed, reerahooda kaliye ayay xilka ku safaan” waxa yidhi

Hargeysa (Halqaran.com) – Xildhibaan Saciid Siraadle ayaa si adag u weeraray guddooomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID ee mucaaradka Faysal Cali Waraabe, isagoona waxba u reeban labadaasi mas’uul.

Xildhibaan Saciid Siraadle ayaa sheegay in labadaasi Oday lagu xanto in ay qaab qabyaaladeed wax abaabulaan, wuxuuna xusay in ay ku guuleysan waayeen doorashada arrintaasi darteed.

”Cirro iyo Faysal Cali Waraabe waxay wax u abaabulaan qaab qabyaaladeed, reerahooda kaliye ayay xilalka u magacaabaan”, ayuu yidhi Xildhibaan Saciid Siraadle.

Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka Xildhibaan Saciid Siraadle:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

XOG XASAASI: Maxaad ka Ogtahay Sababta ay Puntland Xabsiga u dhigtay mas’uul ka tirsan Somaliland?!

XOG XASAASI + DAWO MUUQAAL: Ogow Sababta keentay in Somaliland ay Shidaal soo degsato? & Wiilka madaxweynaha kaliye oo Shidaalka la soo dagi karo!

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay hoobiyeyaal lagu garaacay dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya

Ma burburtay haybaddii maamulka PUNTLAND?

Sababta ay DF Somaliya u qaadan la’dahay saddexdan tallaabo oo ay ku ciqaabi karto Kenya!

WAR CUSUB: Maxaa ka jira in beello lagu gacan-bixiyeeyay Shirweynaha ka socda Dhuusamareeb? & Ugaas xaqiiqda sheegay!

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

Post Comment