Wararka Maanta

AKHRI: DF Soomaaliya oo ruqsadii kala noqotay 5 Shirkadood, (Ogow Sababta ka dambeysa)!

Muqdisho (Halqaran.com) – Warqad deg deg ah oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa waxaa ruqsadii lagala laabtay Shirkado ay dowladda horay qandaraasyo u siisay.

Qoraalka ayaa soo bandhigay Magacyada Shan Shirkadood oo horay loo siiyay qandaraaska ah tijaabada badqabka Gaadiidka, kuwaasoo haatan la sheegay in heshiiskaas lagala laabtay.

Haddaba hoos Ka Akhriso Warqada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

 

Post Comment