Wararka Maanta XULKA IYO MUUQAALLO

DAWO MUUQAAL: Maxaa ka jira in dhaqamo cusub aan horey loo maqlin lagu arkay Guurka Soomaalida sanadihii ugu dambeeyay?+ (Ogow Wax badan)

Hargeysa (Halqaran.com) – Sanadihii ugu dambeeyay waxaa is-baddel weyn dhanka dhaqamada ah lagu arkay guurka Soomaalida, iyadoo dhallinyarada qaar ay billaabeen inay meherka kaddib tagaan guriga gabadha (inanta la bixiyay), kaddibna sawirro ay halkaasi kula soo-galaan.

Arrintan ayaa taageeray qaar ka mid ah bulshada, gaar ahaan dhallinta, iyadoona qaar kalena ay ka soo horjeestaan dhaqankaasi cusub ee ku soo kordhay bulshadeena Soomaaliyeed.

Haddaba Telefeshinka SAAB ayaa warbixin xasaasi ah oo dhinacyo badan taabaneysa ka diyaariyay dhaqankan cusub ee ku soo kordhay guurka Soomaalida.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA OO XIISO GAAR AH LEH:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixii’ oo kormeereay mashaariicda dhulka lagu beerayo

DAWO MUUQAAL: Maxaa kala qabsaday Prof. Cali Khaliif Galayr, Faysal Cali Waraabe iyo Wasiir Maxamed Kaahin?!

XOG XASAASI + DHAGEYSO: Xildhibaan kashifay qorshe sir ahaa oo BF Somaliya uu labo sano ugu darsanayo waqtigiisa!

DAWO MUUQAAL: Maxaa kala qabsaday Boqor Buur-Madow iyo Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir oo meel fagaaro ah isku helay?!

DAAWO MUUQAAL: Axmed Madoobe oo si kulul u weeraray Madaxda DF Somaliya una hanjabay (Maxaa cusub)?

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

Post Comment