
Hargeysa (Halqaran.com) – Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Somaliland ayaa joojisay tababar Cilmiyeed oo ku saabsanaa Arrimaha Guurka iyo Muxaadarooyin Diini oo Magaalada Hargeysa ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed.
Sheekh Maxamed Idiris oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Hargeysa ayaa doonayay in halkaas uu ku qabto tababar ku saabsan Arrimaha Guurka, isla markaana goob fagaaro ah dhawaan isugu keenay qaar kamid ah gabdhaha wax ka barta Iskuulada ku yaalla Hargeysa.
Sidoo kale Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa Sheekh Maxamed Idris ku amartay in Magaalada Hargeysa sida ugu dhaqsiyaha badan uu isaga baxo.
→DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:⇓
- AKHRI + XOG: Puntland oo si kulul u cambaareysay xayiraadii M/weynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif
- XOG XASAASI: Maxaa ka Ogtahay in madaxweynihii hore Sheekh Shariif loo diiday inuu u duulo magaalada Kismaayo? Yaase ka dambeeyay?
- UPDATE: Puntland oo amar culus ku soo rogtay Warbaahinta madaxa-banaan + Hanjabaad cusub
- WAR CUSUB: DF Somaliya oo mar kale amar dul-dhigtay diyaaradaha u duulaya Kismaayo (Maxaa cusub?)
- Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo Safar aan horey loo shaacin ku tagay Boosaaso (Ogow Ujeedka!)
- DHAGEYSO: Guddoomiye Cumar Filish oo sheegay Sababta loo sugi la’yaha Amniga Muqdisho!
Ilaa iyo hada lama oga sababta keentay in Somaliland ay Sheekh Idris ka joojiso tababarka iyo Muxaadarooyin uu magaalada Hargeysa ku qaban lahaa.
Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com
Maxaa geeyey isaga, wixii Cimaama Carbeed wata oo dhan waliba waa la garacayaa.