DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo Xamar dowlad cusub u dhisaysa & Feysal Cali Waraabe oo Shariif Sheekh Axmed uga tacsiyeeyay falkii uu Farmaajo kula kacay!

Hargeysa (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay xayiraaddii lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed, oo safar ugu socday magaalada Kismaayo, isagoona lagu xannibay garoonka Aadan Cadde International ee magaalada Muqdisho.

Feysal Cali Warabe ayaa sheegaya inuu uga tacsiyadeynayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, falka uu madaxweyne Farmaajo kula kacay, isagoona Farmaajo ku tilmaamay inan yar oo aargoosi ah, sida uu ku sheegay muuqaalka Hoose.

‚‘‘Waxaan ka tacyidiyeynayaa madaxweynihii hore ee Xamar  Shariif Sheekh Axmed, waxaa loo diiday inuu tago Kismaayo. Waxaan leeyahay adigu naftaada canaano‘‘ ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

Wuxuu hadalkiisa sii raaciyay, ‚‘‘iyagaa isku gesystay inay Vote (Cod) siiyaan inan yar oo aargoosi ah, iyagaa isku geystay, waad aragtaan qofkii iska dhiibo Powerkiisa, waxa ku dhacaya, wax ku qaatay baan idin leeyahay reer Somaliland‘‘ ayuu sidoo kale yiri guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe.

Haddaba halka hoose ka Daawo Muuqaalka Feysal Cali Waraabe oo buuxa:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DHAGEYSO: Madaxweynihii hore Somaliya Xasan Sheekh ”Hoggaanka DF Somaliya sida ay wax ku wadaan sax maaha”

DHAGEYSO: Shariif Sheekh Axmed oo si kulul u weeraray Madaxda DF Somaliya, ”Farmaajo inuu sharciga ku tunto lagama aqbalayo”!

Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadajir oo kabaha la dul-maray madaxda dalka Somaliya, ‘Madaxda Dastuurka ayay ku tumanayaan’!

XOG: Dowladda Somaliya oo amar ku bixisay in Saddex maalmood aysan wax diyaarado ah ka dagi karin Kismaayo (Ogow Ujeedka)!

JUBBALAND: DF Somaliya waxay nagu haysaa hanjabaad, cunsurnimo & caburin bulsho

Farmaajo oo markii ugu horreysay isaga oo madaxweyne ah tagay magaalada New York ee dalka Mareykanka


Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa

Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here