Hargeysa (Halqaran.com) – Maxamed Cabdi Aw-Cabdi musharraxii madaxweyne ku xigeenka ee Xisbiga Waddani ayaa si adag uga hadlay arrimo badan oo la xiriira gobolka Awdal iyo guud ahaan deegaannada Somaliland.
Mas’uulkan ayaa sheegay, in shacabka reer Awdal ay tallaabo ku habboon qaadi doonaan, haddii xukuumadda uu hoggaamiyo Muuse Biixi aysan dhageysan tabashadooda.
Wuxuuna xusay in Somaliland ay iminka ka jirto hoggaan xumo baahsan, isagoona tilmaamay in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu taasi mas’uul ka yahay.
”Haddaan la deynin dhibta lagu hayo shacabka, cuburinta iyo xariga la isugu daray, lana dhageysan tabashadooda, hadhow dhibta timaada madaxweyne Biixi adigaa ka mas’uul ah”, ayuu yiri Maxamed Cali Aw Cabdi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:
→DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:⇓
WAR DEG DEG: Rag ganacsato ah oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Yaase dilay?
WAR CUSUB: KENYA oo go‘aansatay in qaadkii ugu badnaa ay u soo dhoofiso Soomaaliya! (Ogow Ujeedka)!
XOG: Maxaa Ogtahay in xubno ka tirsan Jubbaland ay ku kala xaniban yihiin Kismaayo iyo Muqdisho?
WAR CUSUB: Muuday ”Waa muhiim in laga fekero halkii laga yimid”!
Cabdiweli Gaas: Soomaaliya kama dhici karto doorasho qof iyo cod ah! +(Ogow Sababta)
Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com