AKHRI: Ma Dhabbaa in caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland dib loo dhigay?

0

Kismaayo (Halqaran.com) – Xafladda caleemo saarka ee Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dib loo dhigay, xilli Magaalada Kismaayo ay ka socotay qaban-qaabada xafladaasi.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa lagu waday in Khamiista berrito lagu caleemo saaro Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Qoraal ka soo baxay Aqalka Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu shaaciyay dib u dhigista caleemo saarka Madaxweynaha, inkastoo aan la shaacin xilliga rasmiga ah ee la qaban doono.

Halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Xafiiska Halqaran.com, Kismaayo
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here