Wararka Maanta XULKA IYO MUUQAALLO

DAAWO MUUQAAL SIR AH:Dowlada Soomaaliya oo Xil U Magacowday Wiilka Uu Dhalay Marxuum Eng Yariisow.

Dowladda Soomaaliya ayaa xil u magacowday Maxamed Cabdiraxman Cumar Cismaan, oo ah wiil uu dhalay allaha u naxariistee duqii hore ee Muqdisho Injineer Yariisow, sida ay ogaatay Warbaahinta .

Warqad kasoo baxday wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Maxamed loogu magacaabay inuu noqdo xoghayaha koowaad ee ergada Soomaaliya ee New York.

Warqaddan oo ku taariikheysan 30-ka October 2019, ayaa Warbaahinta u suurta-gashay inay hesho maanta, waxaana sax ahaanshaheeda ay ka xaqiijisay saddex mas’uul oo ka tirsan dowladda, oo aad la isugu haleyn karo.

Halkani Riix Video Magacabida

Post Comment