DAAWO VIDEO: Kacdoono ka dhan ah Puntland oo ka bilowday bariga Sanaag, ‘Puntland yey ku tashan Sanaag’!

Baran (Halqaran.com) – Waxaa maanta ka dhacay magaalada Baran ee gobolka Sanaag, banaanbaxyo loogu soo horjeedo mooshinkii xilka looga qaaday guddoomiyihii  baarlamaanka Puntland, Cabdikariin Maxamed Axmed Dhoobo. Banaanbaxaan ayaa waxaa … Continue reading DAAWO VIDEO: Kacdoono ka dhan ah Puntland oo ka bilowday bariga Sanaag, ‘Puntland yey ku tashan Sanaag’!