XOG XASAASI: JUBBALAND oo si lama filaan ah uga hadashay ciidankii la sheegay inay ka goosteen (Maxa cusub?)

Kisamayo (Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay Ciidamo dhawaan sheegay in ay ka goosteen maamulka Jubbaland ayna ku biireen dowladda dhexe ee Soomaaliya. … Continue reading XOG XASAASI: JUBBALAND oo si lama filaan ah uga hadashay ciidankii la sheegay inay ka goosteen (Maxa cusub?)