DAAWO VIDEO: Guddoomiye Cirro: ‘‘Muuse Biixi Somaliland xoog kumuusan qabsan, kumana sii haysan karo‘‘!

0

Hargeysa (Halqaran.com) – Guddooomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Cirro ayaa luuqad adag kula hadlay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Guddoomiye Cirro ayaa ka dhawaajiyay, in Muuse Biixi uusan Somaliland xoog ku qabsan, hadane uusan xoog ku sii haysan karin.

Hadda halka hoose ka daawo Muuqaalka guddoomiye Cirro:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

XOG XASAASI: FIQI oo weerar culus ku qaaday siyaasiyiintii ka fal-celiyay hadalkii Sheekh Shariif, & arrin la yaab leh.

Madaxweyne Farmaajo: ”Dowladeena waxa ay ka socon la’dahay Siyaasiyiin shaqo doon ah”!

Ma Run baa in Hub lagala baxsaday wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya

Maxaa ka ogtahay Ujeedka booqashadii qarsoodiga aheyd ee taliyaha sirdoonka Nigeria uu ku yimid Muqdisho?

Farmaajo oo Nairobi kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya, Muxuuse kala hadlay? +(SAWIRRO)

XOG CUSUB: Wararkii ugu dambeeyay maleeshiyaadkii hubeysnaa ee maanta gudaha u galay magaalada Boosaaso.

DAAWO SAWIRRO: Laba Nin Al-Shabaab oo maanta Askari ku toogtay Muqdisho oo la qabtay, lana soo bandhigay

DAAWO SAWIRRO: Sida guddoomiyaha Golaha Shacabka maanta loogu soo dhaweeyay JIGJIGA

DAAWO SAWIRRO: DF Soomaaliya oo dib u dacaytireysa dhismaha Safaaradeeda ee Paris & RW Kheyre oo booqasho ku tagay

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here