DAAWO VIDEO: Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo si aan laga fileyn uga hashay hanjabaadii Sheekh Shariif

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa wax laga Xumaado ku tilmaantay Hadalkii dhowaan kasoo yeeray Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Xildhibaan Fowsiya ayaa tilmaantay in Bulshada Soomaaliyeed ay ka Naxeen Hadalkaasi, Islamarkaana dadka Soomaaliyeed aysan hada diyaar u ahayn dagaal iyo dhibaato hor leh, balse ay usoo jeesteen inay dhistaan dalkooda.

Arintan ayaa ku soo aadaysa iyadoo Sheikh shariif uu dhowaan sheegay, in magaalada Muqdisho ay ka saari doonaan Dawladda Soomaaliya, sidii horay looga saaray Mooryaantii, Al-Shabaab iyo Itoobiyaankii. Sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale Xildhibaanad Fowsiya ayaa waxay ka hadashay Arimo la Xiriira Doorashada la Filayo inay Sanadka 2021-ka ka Qabsoonto dalka.

Halka hoose ka daawo muuqaalka Xildhibaan Fowsiya:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DEG DEG + DAAWO VIDEO: Feysal Cali Waraabe oo waxba u reeban Muuse Biixi‚ ‘‘Meel khatar ah ayuu dalka maanta ka laad-laadaa‘‘!

SAWIRRO: Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo heshiis cusub gaaray & qodobbo xasaasi ah oo la isla meel dhigay!

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo kulan xasaasi ah qasriga madaxtooyada kula yeeshay guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka

XOG XASAASI: Maxaa ka jira in Villa Soomaaliya diyaarineyso ciidan lagu burburinayo Jubbaland?

Golaha Wasiirrada Somaliya oo maanta Ansixiyay siyaasadda qaran ee Qaxootiga soo guryo-noqonaya

Guddoomiye Maxamed Mursal: ”Doorashada Soomaaliya waqtigeeda ayay ku dhaceysaa”!

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland oo maanta la doortay

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here