DAAWO VIDEO: ‘‘Somaliland u dul-qaadan mayso cid walba oo soo faragelisa Qaranimadeeda”! waxa yiri…

Hargeysa (Halqaran.com) – Guddoomiyaha golaha wakiillada ee Somaliland, Baashi Maxamed Faarax, ayaa si kulul uga hadlay khilaafka ka taagan Kommission-ka  doorashooyinka cusub, isagoo sheegay in khilaafkasta soo kala dhexgala xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka ay iyagu dhexdooda xalisan-jireen.

Guddoomiye Baashi ayaa nasiib darro ku tilmaamay in hay’ado ajaaniib ah ay soo kala dhexgalaan markii ay is khilaafaan xukuumadda Muuse Biixi iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland ka jira.

Haddaba Hoos ka daawo Muuqaalka guddoomiye Baashi oo arrimo xasaasi ah ka hadlay:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *