Wararka Maanta XULKA IYO MUUQAALLO

DAAWO VIDEO XASAASI: Sheekh Cabdi Xayi ‘‘Siyaasiyiintii haday heshiiyeen Culimadii bay ka dhex-billaabatay‘‘!

Sheekh Cabdi Xayi

Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo uu meel xun uu gaaray khilaafka dhexmaray Sheekh Umal iyo Sheekh Soomaw ayaa waxaa Jimcihii maanta si cajiib ah uga hadlay Sheekh Cabdi Xayi.

Sheekh Cabdi Xayi ayaa yiri, ‘‘siyaasiyiintii haday heshiiyeen, hadane culimadii bay ka dhex-billaabtay‘‘.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka Sheekh Cabdi Xayi:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

XOG: Maxaa ka jira in madaxweynaha Puntland uu safar deg-deg ah ugu socdo Muqdisho? (Ogow Ujeedkiisa)!

Yusuf Garaad soo bandhigay habka ugu fudud ee lagu ogaan karo cidda ka dambeysay dilkii Almaas Elman!

XOG XASAASI AH: Nabad sugidda Jubbaland oo Kashiftay inay jiraan ganacsato xiriir la leh Al-Shabaab

Muxuu Sheekh Umal kaga jawaabay eedeyntii uu u jeediyay Sheekh Soomow?

Diyaarad Xamuul ah oo Sidda Gar-gaar Ayaa Soo Gaartay Magaalada Muqdisho

Taliska Midawga Afrika oo War ka soo saaray Dill kii Toogashada Ahaa ee Almaas Elman

DAAWO VIDEO: ‘‘Somaliland u dul-qaadan mayso cid walba oo soo faragelisa Qaranimadeeda”! waxa yiri…

Xafiiska  Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

One Comment

Post Comment