Wararka Maanta XULKA IYO MUUQAALLO

DAAWO VIDEO: Faah-faahin cusub oo ka soo baxeysa dagaalkii gobolka Sanaag & Wararkii ugu dambeeyay

Sanaag (Halqaran.com) –  Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh geystay oo maanta ka dhacay buuraleyda gobolka Sanaag.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan ay ku dhinteen ilaa iyo saddex ruux, halka dhaawaca uu intaasi ka badan yahay.

Xildhibaan Jaamac Jabriil oo ka mid ah golaha deegaanka magaalada Ceerigaabo ayaa faah-faahin ka bixiyay sida uu dagaalka u dhacay iyo khasaaraha uu geystay iyo xaaladda iminka sida ay tahay.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

UPDATE: Labada Aqal ee BF Somaliya oo berri kulan xasaasi ah yeelanaya

DAAWO SAWIRRO: Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo maanta la kulmay dhaqaatiir ka socotay wadamada Islaamka (Maxay kawada hadleen?)

Maxaa ka jira in ciidamada kenya ay la wareegeen Amniga madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland?

Xildhibaan shaaca ka qaaday in Ahlu Sunna quseynin Jadwalka doorashooyinka Galmudug

XOG: Korneyl Macow ‘‘Amarkii lagu celiyay Xildhibaanadda wuxuu ka soo baxay Villa Somaliya”

Dagaal Beeleed Khasaaro Geystay oo Ka dhacay Gobolka Sanaag

XOG LA OGAADAY: Fahad Yaasiin oo diidan inuu hortago Baarlamaanka Somaliya & Villa Somaliya oo la safan!

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Post Comment