Wararka Maanta XULKA IYO MUUQAALLO

DEG DEG XASAASI +SAWIRO: Feysal Cali Waraabe iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo kulan xasaasi ah ku dhexmaray Nairobi (Ogow wax badan)

Nairobi (Halqaran.com) – Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Nairobi kulan xasaasi ah oo gaar ah kula yeeshay guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe.

Ilaa iyo hadda ma jirto war rasmi ah oo ka soo baxay labada dhinac, laakiin wararka aynu haleyno ayaa sheegaya, in labada mas’uul ay kawada hadleen guud ahaan arrimaha Soomaaliya.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe ayaa horay u sheegay inuu ka qayb geli doono Caleemo saarka Axmed Madoobe, oo Xiligaasi muran xooggan ka taagnaa, walow markii dambe uu ka baaqday.

Arrintaasi ayaa waxaa hareeyay muran xoggan oo looga soo horjeeday kaasoo ka bilowday gudaha Somaliland.

Dadka shacabka ah ayaa inta badan lagu xiraa inay Sawir la galeen Madax ka tirsan Maamullada iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xili Masuuliyiinta Xisbiyadda Somaliland ay markay doonaan kulamo la yeeshaan masuulyiinta Koonfurta Soomaaliya.

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay guddoonka golayaasha iyo Komishinkii hore

Maxay Tahay Ujeedada Safarka Axmed Madoobe Ee Kenya?!

DAAWO SAWIRRO: Odayaasha Koonfur Galbeed oo go’aan ka qaatay in la dhimo tirada Baarlamaanka (Sidee ku timid?)

TOP NEWS: SOMALIYA oo maanta mar kale dib u bilowday mashruuca dhoofinta mooska

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Kulankii Xildhibaannada Labada Aqal ay maanta ku yeesheen Muqdisho?

UPDATE: Duuliye waday Diyaarad Hawada Ku Jirtay oo geeriyooday, kadib maxaa dhacay?

DAAWO SAWIRRO: Wasiir Sabriye oo maanta tagay Dhuusamareeb, Muxuu yahay Ujeedkiisa?

Amaro culus oo lagu soo rogay M/Dhuusamareeb ‘‘Shirar siyaasadeed laguma qaban karo Hoteelada”

XOG: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo maanta RW Xasan Cali Kheyre kala hadlay arrimo Xasaasi oo ay maamul goboleedyada ka mid yihiin

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

One Comment

Post Comment