XOG LA HELAY: Puntland oo heshiis saameyn xooggan ku leh DF Somaliya la gashay Shirkadda Blackwater.

Muqdisho (Halqaran.com) – Shirkada Blackwater ayaa mar kale soo laba kacleysay marka loo Eego hanqal taageeda…

Shariif Sh. Axmed oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Somaliya‚‘‘Ma aqbali doonno dib u dhac doorasho‘‘!

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa Axaddii maanta Magaalada Muqdisho…

Maxaa ka soo baxay kulankii maanta ee Golaha Aqalka sare ay ku yeesheen Muqdisho? +(AKHRISO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare…

Puntland oo dalacsiisay taliye Xaaskiisa si ula kac ah u qaad siisay Cudurka HIV/AIDS-ka

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019 ku…

DHAGEYSO: Xildhibaan Xiddig oo Jawaab kulul bixiyay, ”Xubnaha Isbedel doonka Jubbaland kama laaban Mowqifkooda”!

Kismaayo (Halqaran.com) – Xildhibaan Cabdi-rashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo golaha…

Madaxweyne Muuse Biixi oo xil ka qaadis ku sameeyay xubno ka tirsan Wasiirrada Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu…

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Dilay Gedo

Baardheere (Halqaran.com) – Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ka hawlgala Gobolka Gedo, ayaa sheegay inay…

Xilliga la qabanyo Ciyaarta kama dambeysta ‘Finalka’ degmooyinka gobolka Banaadir oo la shaaciyay

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiya ciyaaraha gobolka Banaadir, Xasan Xaaji Aadan ayaa sheegay in kulanka kama dambeyska…

Almas Elman family to hold tribute in Toronto

The family of activist and former Somali diplomat, Almas Elman will hold a tribute for their…

Somaliland deports nine Emiratis for illegal hunting

Somaliland authorities have deported nine United Arab Emirates citizens from its territory on Saturday. The Emiratis…

Ten al-Shabaab militants killed in SNA Gedo operation

Somali National Army officials in Gedo region said they killed ten al-Shabab militants during an operation…

US strike targets al-Shabaab stronghold

The United States claimed the responsibility for an air attack on al-Shabaab stronghold on Saturday. The…