Fannaan Daa’uud Cali Masxaf oo geeriyooday

Allaha u Naxariisto Fannaankii iyo Mulaxamistihii Daa'uud Cali Masxaf
Allaha u Naxariisto Fannaankii iyo Mulaxamistihii Daa’uud Cali Masxaf

Jigjiga (Halqaran.com) – Wararka ay Halqaran.com ka helayso magaalada Jigjiga ee gobolka Ismaamulka Soomaalida ayaa sheegaya, in uu halkaasi ku geeriyooday Allaha u naxariistee, Fanaanka iyo Mulaxamistihaha caanka ahaa Daa’uud Cali Masxaf.

Allaha u naxariisto Daa’uud Cali Masxaf waxaa geeridiisa laanta Af Soomaaliga ee VOA-da u xaqiijiyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Soomaalida.

Daa’uud waxaa uu caan ku ahaa laxanka iyo Music-ga, waxa uu ku lamaaanna inta badan hobollada Waaberi ee qaranka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here