Puntland oo xirtay xafiiska guddiga doorashooyinka Qaranka Soomaaliya + (War-saxaafadeed)

Wasiir Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad

Garowe (Halqaran.com) – Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa lagu wargeliyay Maamulka Gobolka Nugaal, in Wasaaraddu ay xirtay Xafiiskii Guddiga Doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku lahaa Garowe, laga bilaabo maanta oo ku beegan 6 February 2020.

Sidoo kale, qoraalka ayaa lagu wargeliyay dhammaan Guddoomiyaasha gobollada iyo Degmooyinka Puntland, in ilaa iyo amar dambe Guddiga Doorashooyinka heer Federaal, aysan wax shaqo ah ka qaban Karin Gobollada iyo Degmooyinka Puntland.

Hadda halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

1 COMMENT

  1. Waa loo Baahan yahay, in xera dhuewaadan lagu kala tago, mar hadii dastuur iyo kala dabmeyni ka jirin, wixii la doono la sameynayo. banaanka haka joogaan Xaaraantaan la dhoodhoobey. waxa la sugaa waa dagaal sokeeyey iyo ti lagu hoobanlahaa.

Leave a Reply to axmed Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here