
Boosaaso (Halqaran.com) – Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay sharciga Patroolka oo uu saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo sideedii Bishan.
War-saxaafadeed ay soo saartay Puntland, ayaa waxa ay ku sheegtay inay ka soo horjeedaan sharcigaasi oo ay ku tilmaameen mid hareersan Dastuurka KMG ee dalka.
Halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com
Hogaamiye kooxeed ayaa meeshii la wareegey, moodey in xoog xoog soconayo maanta, miskiin alow yaau warama.