Muqdisho (Halqaran.com)- War Saxaafaded ka Soo baxaay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa eedeyn kulull loogu jeediyay Dawlada Kenya, faragelinta ay ku hayso madax banaanida Soomaaliya ayaa sheegay in ay qaadeyso talaabooyin ka dhan ah xukuumadda Nairobi.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com