Xildhibaan Xidig oo ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda DF Somaliya iyo Jubbaland

Kismaayo (Halqaran.com) – Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Xubnihii Isbeddel-doonka…

UPDATE: Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay 54 ruux oo kiisas cusub Coronavirus & tirada oo gaartay 582 qof

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 54 xaalado cusub oo…

Madaxweynaha K/Galbeed oo ka hadlay dhibaatadii ka dhalatay fatahaadihii Baardheere iyo Qardho

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta sheegay in…

Faah-faahin ku saabsan khasaaraha ka dhashay bam-gacmeed lagu weeraray ciidamo ku sugnaa…

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya, bam gacmeed lagu weeraray ciidamo ku sugnaa Isgoyska…

COVID-19 cases in Somalia rise to 582 as 54 new test positive

The Somali government has on Wednesday confirmed 54 new coronavirus patients. According to the ministry of…

Jubbaland leader back in Kismayo following Nairobi trip

Jubbaland leader, Ahmed Mohamed Islam has on Wednesday returned back to Kismayo. The embattled regional leader…

Southwest state receives COVID 19 preventive kits

The health authorities of the Southwest regional state of Somalia have received medical supplies and COVID…

Three new COVID 19 case recorded in Kismayo

Authorities in Jubbaland state of Somalia have confirmed three new coronavirus cases in the southern state.…

DAAWO SAWIRRO: Sidee Kismaayo loogu soo dhaweeyay Axmed Madoobe iyo xubnihii isbaddel doonka Jubbaland?

Kismaayo  (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ay wehelinayaan…

Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda Gobolka Banaadir oo maanta xilka la wareegay +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Axmed Xasan iiman…