Beesha Caalamka oo War deg-deg ah ka soo saaray Shirka DF Somaliya & dowlad goboledyada

Muqdisho (Halqaran.com) – Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay wada-hadallada magaalada Muqdisho uga socda Madaxweynaha JF Soomaaliya…

Agaasime ku-xigeenka Madaxtooyada ‘Cabdinuur’ oo Xilka si rasmi ah ula wareegay

Muqdisho (Halqaran.com) – Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya Kiiska dilkii AUN Xamdi oo aheyd Ardayad

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoonka Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa loo gudbiyay soo jeedin ku saabsan…

Al-Shabaab operative neutralised in southwest Somalia

At least one of al-Shabaab commanders has been killed in security operation by Somali army in…

Wararkii ugu dambeeyay Shirka ka socda Madaxtoyada Somaliya & Qodobbo laga doodayo

Muqdsiho (Halqaran.com) – Iyadoo Maalintii labaad uu ka socda Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Shir u…

Sarkaal Al-Shabaab howlo muhiim ah u qaban jiray oo lagu dilay gobolka Baay

Awdiinle (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa dowlad…

2 Somalis arrested at Nairobi airport for hiding Miraa in their suitcases

Kenyan security agencies arrested two Somalis who were preparing to fly out of the country on…

Former Somali finance minister announces his candidacy for president

Former Somali finance minister Hussein Abdi Halane has announced his candidacy for the upcoming Somali presidential…

Shirka u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Dowlad goboleedyada oo maalintii labaad ka socda Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Maalintii Labaad waxaa xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ka socda Shir u dhaxeeya madaxweynaha…

Donald Trump oo cafinaya sarkaal baxsad ah oo dambi ku soo oogay Dad Soomaali ah

Washington (Halqaran.com) – Madaxweynaha dalka mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa inuu cafis u fidiyo sarkaal…

Dagaal Khasaare geystay oo ka dhacay Gobolka Sool & Wararkii ugu dambeeyay

Sool (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro kala duwan geystay…

Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dil ka dhacay magaalada Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dil xalay ka dhacay magaalada Beledweyne…