OGEYSIIS FURSAD SHAQO: Shaqo ka banaan Warbaahinta Halqaran News

Muqdisho (Halqaran.com) – Warbaahinta Halqaran News waxay dhammaan Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ku wargelinaysaa in boos shaqo ay ka banaan tahay Website-ka Halqaran.com. Shaqada ka banaan Website-ka Halqaran News ayaa ah qeybta diyaarinta warbixinnada, wararka iyo xog uruurinta. Shuruudaha shaqada ee laga rabo Saxafiga: 1- Inuu leeyahay Aqoon saxaafadeed iyo hab qoraal … Continue reading OGEYSIIS FURSAD SHAQO: Shaqo ka banaan Warbaahinta Halqaran News