Ra’iisul Wasaare Rooble oo warqad deg-deg ah u diray madaxda dowlad goboleedyada

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb noqonaya Guddiga Doodashooyinka Heer Federaalka, Heer Dawlad gobaleed iyo Xalinta Khilaafka.

Guddigan ayaa waxaa dhismihiisa horey ugu heshiiyey madaxda DF Soomaaliya iyo kuwa dowlad gobaleedyada. waxaana la sugayaa kahor 20-ka bishan oo ay maalmo kooban ka harsan yihiin

Halka hoose ka akhriso war qoraalka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *