Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay Taliye Ku-xigeenkii Ciidanka Xoogga Dalka, General Maxamed Cali Bariise. Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (SONNA)…