Wasiir Oomaar oo wax laga waydiiyay Xayiraadii duulimaadyadii Kismaayo & Safarkii Sheekh Shariif iyo Xasan Sh.
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Axadda maanta ka furmay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya kulanka Golaha shacabka , kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirka amniga, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale), wasiirka gaadiidka iyo…