Baarlamaanka maamulka Puntland oo 10 kun doollar ugu deeqday gurmadka Qardho

Qardho (Halqaran.com) – Golaha Wakiillada maamulka Puntland ayaa deeq lacageed ku wareejiyey gudiga gurmadka ee magaalada Qardho…

DAAWO SAWIRRO: Turkiga oo qalab caafimaad oo looga hortagayo Coronavirus ugu deeqday DFS

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirrada caafimaadka, arrimaha dibadda iyo gargaarka ayaa si wadajir ah safiirka Turkiga ee…

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-Un oo mar qura meel fagaaro ah ka soo muuqday

South Korea (Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong-un ayaa soo muuqday markii ugu horreeysay muddo…

DAAWO SAWIRRO: Guddoomiyaha Baarlamaanka K/Galbeed oo si rasmi ah xilka loogu wareejiyay

Baydhabo (Halqaran.com) – Munaasabad Kooban oo xil wareejin ah ayaa ka dhacday Xarunta Baarlamanka Koonfur Galbeed…

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Maareeye

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka hadashay hadalkii ka soo yeeray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta…

Wakiilkii hore ee QM u qaabilsanaa Soomaaliya Augustine Mahiga oo geeriyooday

Tanzania (Halqaran.com) – Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli ayaa War-Saxaafadeed uu soo saarey Jimcaha maanta oo…

Madaxweynaha Somaliya ‘Farmaajo’ oo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan 1-da May u diray shaqaalaha Somaliyed

Muqdisho (Halqaran.com) – Maanta oo ah 1-da May, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka, waxaan hambalyo qiimo badan…

DHAGEYSO: Wasiir Maareeye ‘‘Qof kasta oo Somaliya ku dhinta maanta waxay Dowladdu u aqoonsantahay inuu dilay Coronavirus‘‘!

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa digniin xasaasi ah waxa uu…

Madaxweynaha Puntland oo Odayaasha dhaqanka ee Qardho kala hadlay Xaaladda daadadkii ku soo…(SAWIRRO)

Qardho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii…

UPDATE: Askarigii ugu horreeyay oo ka tirsan AMISOM oo laga helay Cudurka Coronavirus

Muqdisho (Halqaran.com) – Askarigii ugu horreeyay oo ka tirsan ciidamada AMISOM una dhashay dalka Uganda oo…

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Qardho oo ay daadad dad ku dhinteen ku fatahay +(SAWIRRO)

Qardho (Halqaran.com) – Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Talaadadii maanta booqasho ku tegay…

UPDATE: 2 qof oo cudurka Coronavirus ugu geeriyootay Muqdisho iyo Dad hor-leh oo laga helay.

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda caafimaadka XF Soomaaliya ayaa Talaadada maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo…