DAAWO SAWIRRO: Degmada Dharkeenleey oo Caawa ku guuleysatay Koobka degmooyinka gobolka Banaadir
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow caawa soo gabagaboobay ciyaar aad u xiiso badaneyd oo u dhaxeysay degmooyinka Dharkeenleey iyo Waaberi ee gobolka Banaadir. Kulankaan oo ahaa kii kama dambeysta ee…