WAR CUSUB: Nin Al-Shabaab ah oo la qabtay, kadib markii laga carooday dil uu ka geystay …

Ceelwaaq (Halqaran.com) – Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxay gacanta ku dhigeen xubno si dhow loola xiriirinayo…

KENYA oo ku hanjabtay in Xildhibaano Soomaali Kenyan ah ay xilalka ka xayuubin doonto! (Ogow Sababta!)

Nairobi (Halqaran.com) – Guddiga anshaxa, la-dagaalanka iyo ka hortaga musuq-maasuqa Kenya ayaa sheegay in 10 xildhibaan…

DAAWO VIDEO: Axmed Madoobe ‘‘Hubka Dowladda Somaliya waxaa loo geeyaa Al-Shabaab, amnigana faraha ayuu ka baxay‘‘!

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Khilaaf uu Muddooyinkii…

Maxay tahay sababta ay Maxkamadda ICJ ugu yeertay Soomaaliya iyo Kenya? (Maxaa cusub)?

Muqdisho (Halqaran.com) – U yeeritaanka labada dhinac ayaa ka dambaysay markii la sheegay in Kenya ay…

WAR CUSUB: Madaxweynaha Jubbaland oo dowladda Somaliya ku eedeyay inay kicineyso beelaha dega Jubbaland

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay…

DAAWO VIDEO: Boqor Buurmadow oo si kulul ugu jawaabay Feysal Cali Waraabe, Raali-gelin siiyay Madaxweyne Geelle

Hargeysa (Halqaran.com) – Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah isimada Dhaqanka ayaa Raali gelin…

Muxuu Kheyre kala hadlay taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee uu maanta kormeerka ugu tagay?

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra iisul wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Khamiistii maanta kormeer…

XOG: Wasiirrada Puntland oo Shir deg-deg ah ka yeelanaya natiijadii ka soo baxday Shirkii Muqdisho (Maxa cusub?)

Boosaaso (Halqaran.com) – Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Dani oo ku sugan Magalada Boosaaso ee…

DAAWO VIDEO: Casho sharaf loo sameeyay Wafdigii ka qeybgalay Shirka Iskaashiga ee Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Ariimaha dibada Xukuumadda dalka ayaa xalay casho sharaf iyo sagootin us ameyay…

RW Kheyre oo soo xiray Shirka Madasha Iskaashiga Somaliya oo laba maalin ka socday Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shirka…