31.9 C
Mogadishu
Friday, March 29, 2024
Advertisment
New York (Halqaran.com) - Wargeysaka Wall Street Journal ayaa sheegay in shirkadda telefoonada soo saarta ee Apple inay dardargelinayso qorshaha ay uga guurayso dalka Shiinaha iyada oo wax-soosaarkeeda u wareejinaysa wadamo kale oo ku yaalla qaaradda Asia, sida Hindiya...
Ukraine (Halqaran.com) - Xoghayaha guud ee ururka NATO Jens Stoltenberg, ayaa walaac ka muujiyay in dagaalka Ukraine uu faraha ka baxo oo uu noqdo dagaal u dhaxeeya Ruushka iyo xulafada, sidaana uu ku noqda mid dhibaato intaa ka badan...
Berlin (Halqaran.com) - Ku dhawaad 25 qof ayaa loo xiray howlgallo ka dhacay guud ahaan dalka Jarmalka, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay qorsheynayeen in ay afgambiyaan dowladda. Dowladda Jarmalka ayaa waxa ay sheegtay in kooxda xagjirka ah ee...
Syria (Halqaran.com) - Ururka Daacish ayaa xaqiijiyay in la dilay Hoggaamiyahoodii Abu al-Hassan al-Hashimi al-Qurayshi. Afhayeenka Daacish, Abu Umar al-Muhajir ayaa cod uu soo duubay ku shaaciyay geerida al-Qurayshi, isaga oo xusay in uu dhintay, isagoo la dagaalamaya waxa uu...
Poland (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki ayaa dadka ugu baaqay inay is dejiyaan kaddib markii gantaal lagu sameeyay Ruushka uu labo qof ku dilay xaafad ku taalla dalkaas oo u dhow xadka Ukraine. Dowladda Poland ayaa goor...
Istanbul (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa soo bandhigtay Haweeney lagu eedeeyay inay ka dambeeysay qaraxii ay dadka ku dhinteen ee Axaddii shalay ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. War ka soo baxay dowladda Turkiga ayaa lagu sheegay in Haweeneyda...
Pakistan (Halqaran.com) - Imran Khan, ra’iisul wasaarihii hore ee  dalka Pakistan ayaa maanta laga dhaawacay lugta, kadib markii kolonyo baabuur oo uu la socday la rasaaseeyey xilli uu ku sugnaa bariga dalkaas, waxaa sidaas sheegay kaaliyihiisa. “Nin watay qori darandoori...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay musharrixiinta diida in laga guulaysto doorashada xilliga dhexe ee toddobaadka soo socda ay qaranka u horseedi karaan wadadii fowdada. Biden oo la hadlay taleefishinka qaranka ayaa ku booriyay dadka...
Nairobi (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha dibedda Netherlands ayaa maanta sheegtay inay baareyso warbixino sheegaya in China ay laba saldhig oo boolis oo sharci darro ah ka sameysatay dalkaas, kuwaas oo ay u adeegsato inay ku dhibaateyso mucaaradka. Warbaahinta Netherlands ayaa...
Britain (Halqaran.com) – Waddanka Britain ayaa Isniinta maanta ah yeelanaya ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah. Xilka ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt. Ra’iisul wasaarihii hore Boris...
UK (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii Britain, Liz Truss ayaa ku dhawaaqday inay is casishay, ka dib maalmo fowda ah oo ay gashay xukuumaddii ay hoggaamineysay. Iyadoo ka hadleysay 10 Downing Street ayay sheegtay inaanay gudan karin waajibaadkii loo igmaday, isla-markana...
Moscow (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ka hadlay duqaymaha xoogan ee ka soo cusboonaaday magaalooyinka waaweyn ee dalka Ukraine. Ciidamada Cirka, Badda iyo Dhulka ee Ruushka ayaa shalay iyo maantaba duqaymo xoog leh ka gaystay magaalooyin ay...