Hamburg (Halqaran.com) - Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka ayaa soo qaban qaabisay Mudaaharaad ay kaga soo horjeedeen qaabkii uu u geeriyooday Rooble Warsame oo 22-sano jir Soomaali ahaa kaasoo ku dhex geeriyooday 26-kii bishii Febraayo 2019...
Berlin (Halqaran.com) – Nin hubeysan oo la sheegay inuu ahaa cunsuri ayaa 9 ruux ku toogtay magaallo ku taalla galbeedka dalka Jarmalka, kaddib markii uu rasaas ku furay goob lagu cabo shiishadda.
Toogashadan ayaa dhacday abaaro 22:00 PM xilliga dalka...
Berlin (Halqaran.com) – In ka badan 120 ruux ayaa ilaa iyo hadda la ogyahay inay ku dhinteen daadadka ku dhuftay galbeedka Yurub, kuwaasi ayaa intooda badan ku dhintay dalka Jarmalka.
Tan iyo markii ay daadadku dib u soo laabteen, boqolaal...
Volkmarsen (Halqaran.com) - Nin gaari watay ayaa galabta beegsaday dad isugu soo baxay munaasabad ka socotay Magaalada Volkmarsen ee dalka Jarmalka.
In ka badan 10 ruux oo ka mid ahaa dadkii halkaasi isugu soo baxay ayaa ku dhaawacmay falkaasi, sida...
Plauen (Halqaran.com) - Maydka wiil 19 jir Soomaaliyeed ayaa waxaa laga helay magaaladda Plauen ee gobolka Sachsen ee dalkani Jarmalka, waxaana uu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray tooreey lagu dhuftay.
Booliska Jarmalka ayaa waxaa ay sheegeen in Wiilka Soomaaliyeed oo...
Hanau (Halqaran.com) - Dowladda Jarmalka ayaa ciidamo boolis ah oo dheeraad ah u howlgalin doonta si ay u sugaan amniga masaajidyada, xarumaha tareennada, garoomada diyaaradaha iyo goobaha kale ee xasaasiga ah, maadaama ay soo baxday "halis aad u weyn"...
Berlin (Halqaran.com) – Nin 24 sano jir ah oo gaari Mercedes Madow ah watay ayaa subixii Axadda maanta ah dad badan (Koox) ku jiir siiyay gaarigiisa magaalada Berlin ee caasimadda dalka Jarmalka, sida lagu daabacay wargeysa Bild.
Sheekadan oo dhacday...
Frankfurt (Halqaran.com) - Waxaa loo qabtay Falkaas 40 jir la rumeysanyahay inuu ka danbeeyey Weerarka Warbixin hordhac ah oo ay Ciidamada Amaanku soo saareen waxey ku sheegeen in Eedeysanuhu u dhashay Dalka Eriterea ee dhaca Geeska Afrika sidoo kale...
Berlin (Halqaran.com) – Waxaa aad u sii kordhay dalka Jarmalka dadka uu ku dhacay cudurka Coronavirus 24-kii saac ee la soo dhaafay, wuxuuna gaaray 4,000 (Afar kun oo ruux).
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Jarmalka ayaa xaqiijisay, in tirada kiisaska dadka...
Dortmund (Halqaran.com) - Shirka ay isugu yimaadeen maalinnimadii shalay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ka dhisan magaalooyinka iyo gobollada dalka Jarmalka oo ka dhacay magaalada Dortmund ee gobolka Nordrhein Westfalen oo ay kasoo qayb galeen ergo gaaraysay 50 xubnood oo matalaysay...
Berlin (Halqaran.com) - Hay'adda federaaliga ah ee qaxootiga iyo soo-galootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo (BAMF) ayaa boggeeda ku soo daabacday sharci cusub oo saameynaya bulshada Soomaalida ku nool dalkani Jarmalka.
Hay’adda Qaxootiga iyo socdaalka ee dalka Jarmalka ayaa sheegtay...
Köln (Halqaran.com) – Wiil Soomaaliyeed oo 25 sano jir ah ayaa Axaddii maanta ku geeriyooday magaalada Köln ee dalka Jarmalka, kadib markii ay isugu tageen koox Afrikaan ah (Madow) oo lagu qiyaasay 10 ilaa iyo 15 ruux, sida uu...