Xilliga rasmiga ah ee uu dib u billaabanayo Jaadka Kenya laga keeni jiray oo la Shaaciyay

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maalinta berri oo Sabti ah la filayaa in ay dib u bilaawdaan…

Sheekh Shariif ‘‘DF Soomaaliya ayaa mas’uul ka ah inay xoogeystaan Al-Shabaab‘‘!

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hab fogaan arag…

Maxaa ka jira in been abuur lagu sameeyay Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka? (War-saxafaded)

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa codsaday…

Faah-faahin cusub iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Daynuunaay

Daynuunaay (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal cusub oo saaka ka dhacay saldhigga ciidamada…

Drs Xaawo Cabdi oo maanta ku geeriyootay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyootay, Allaha u naxariisto Drs Xaawo Cabdi oo…

Odawaa oo si kulul u eedeeyay Farmaajo‚‘‘beentii 3 sano iyo bar, 7 daqiiqo ayay ku soo gabagabowday‘‘!

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo  ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa…

Cali Mahdi oo madaxweyne Farmaajo kaga digay inuu dalka geliyo qalalaaso Siyaasadeed

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed ayaa ugu baaqay Madaxweynaha JF…

Wararkii ugu dambeeyay & Faah-faahin ku saabsan khasaarihii ka dhashay Qaraxii Ismiidaaminta

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Khasaaraha dhimashada iyo midka dhaawaca ah…

AKHRISO: DF Somaliya oo shuruudo ku xirtay dadka soo galaya dalka

Muqdisho (Halqaran.com) – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ayaa shuruudo kusoo rogtay dadka soo galay…

Al-Shabaab oo markii ugu horreysay ka hadashay Xil ka qaadistii RW Kheyre

Muqdisho (Halqaran.com) – Warbaahinta ku hadasha Afka Ururka Al-Shabaab ayaa baahisay cod maqal ah oo laga…