Faah-faahin cusub iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Daynuunaay

Daynuunaay (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal cusub oo saaka ka dhacay saldhigga ciidamada…

Drs Xaawo Cabdi oo maanta ku geeriyootay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyootay, Allaha u naxariisto Drs Xaawo Cabdi oo…

Odawaa oo si kulul u eedeeyay Farmaajo‚‘‘beentii 3 sano iyo bar, 7 daqiiqo ayay ku soo gabagabowday‘‘!

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo  ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa…

Cali Mahdi oo madaxweyne Farmaajo kaga digay inuu dalka geliyo qalalaaso Siyaasadeed

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed ayaa ugu baaqay Madaxweynaha JF…

Wararkii ugu dambeeyay & Faah-faahin ku saabsan khasaarihii ka dhashay Qaraxii Ismiidaaminta

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Khasaaraha dhimashada iyo midka dhaawaca ah…

AKHRISO: DF Somaliya oo shuruudo ku xirtay dadka soo galaya dalka

Muqdisho (Halqaran.com) – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ayaa shuruudo kusoo rogtay dadka soo galay…

Al-Shabaab oo markii ugu horreysay ka hadashay Xil ka qaadistii RW Kheyre

Muqdisho (Halqaran.com) – Warbaahinta ku hadasha Afka Ururka Al-Shabaab ayaa baahisay cod maqal ah oo laga…

AKHRISO: Liiska Xubnaha guddiga farsamada u matalaya DF Somaliya oo la soo bandhigay

Muqdisho (Halqaran.com) – Liiska Lixda xubnood ee DF Soomaaliya u matalaya guddiga farsamada, kuwaasi oo ka…

Golaha Wasiirrada Somaliya oo ansixiyay 5 xubnood oo ka mid noqonaya golaha adeegga garsoorka +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada ee BF Soomaaliya ayaa lagu meel mariyay shanta…

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya…