UPDATE: Internetka oo ka go’an Koonfurta & bartamaha Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalooyinka Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ka go’an adeegga Internetka, iyadoo aan…

Wararkii ugu dambeeyay xiisad dagaal oo ka jirta deegaan ka tirsan Gobolka Sool

Sool (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya, in xiisad dagaal oo u dhaxeysa…

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay ra’iisul wasaare kumeel gaar ah oo howlaha sii wada

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mudane…

VIDEO: Guddoomiye Mursal oo shaaciyay in kalsoonida lagala noqday RW Xasan Cali Kheyre

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa…

Puntland, Jubbaland & Hirshabeelle oo shaaciyay xubnaha ku matali doona guddiga farsamo ee doorashooyinka

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle oo ka duulaya war-murtiyeedkii kasoo baxay…

Beesha Caalamka oo taageeray go’aannadii ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – War qoraal oo ka soo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa…

Wasiir Maareeye ‘‘Xisbiyada Mucaaradka waa ay ka qeybgeli doonaan Shirka Dhuusamareb 3”

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii…

Hal sano oo ka soo wareegatay Qaraxii lagu dilay Duqii Muqdisho Eng. Yariisow

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta oo kale 24-kii bishii July ee sanadkii 2019 xilli galab ah…

Axmed Madoobe: ‘‘Khilaafkii DF Somaliya iyo Jubbaland waa la xaliyay‘‘

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in is afgarad buuxa…

UPDATE: DF Somaliya oo Nus Milyan oo doollar ah ugu deeqday Fatahaadda Afgooye

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa faray Wasaaradda maaliyadda in…

Xildhibaannada golaha shacabka oo ansixiyay wax ka bedelka sharciga xisbiyada siyaasadda

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho…

Trump oo si cad u diiday inuu caddeeyo mowqifkiisa doorashada soo socota

Washington (Halqaran.com) – Madaxweynaha dalka Maraykanka, Donald Trump ayaa noqday Madaxweynihii ugu horreeyey ee Maraykanka oo…