Dowladda Turkiga oo gaadiidka gaashaaman ku wareejisay DF Somaliya +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Turkiga ayaa Khamiistii maanta waxa ay dowladda Federalka Soomaaliya ku wareejisay gaadiid…

Wararkii ugu dambeeyay dagaalo khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Baraawe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro dhimasho iyo…

Maxkamadda gobolka Banaadir oo Xukun ku riday xubno ka tirsan DF Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Khamiista maanta ah xukun ku riday shaqsiyaad ka tirsan…

Sarkaal Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed +(SAWIRRO)

Qansaxdheere (Halqaran.com) – Sarkaal la sheegay inuu ka goystay Ururka Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee Arbacadii…

Ninkii 51 qof oo Muslimiin ah ku laayay dalka New Zealand oo xabsi daa’in lagu xukumay

New Zealand (Halqaran.com) – Maxkamadda sare ee dalka dalka New Zealand ayaa Khamiista maanta ah xabsi…

Madaxweyne Qoorqoor oo wafdi ka socda DF Soomaaliya ku qaabilay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xarunta Madaxtooyada ku…

Sii-hayaha R/Wasaaraha dalka ‘Mahdi’ oo ka hadlay Xeerka Saxaafadda +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu…

Mareykanka: Hoggaamiye sare oo Al-Shabaab ah baan duqeyn ku dilnay

Saakow (Halqaran.com) – Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in weerar dhinaca cirka…

Madaxweynaha Hirshabelle oo si kulul uga hadlay oday 92 jir ah oo hoygiisa lagu dilay

Warsheekh (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa wax laga xumaado ku…

Madaxweynaha Galmudug iyo C/raxmaan C/shakuur oo kulan ku dhexmaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) –Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan kula qaatay Magaalada Dhuusamareeb madaxweynaha Galmudug,…

Xasan Sheekh oo caddeeyay in aysan ‘wax siyaasad ah’ kawada hadlin Fahad Yaasiin

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ah Guddoomiyaha Xisbiga…

Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Xubno ka tirsan Xisbigaasi ayaa Talaadada…