7-dii Ra’iisul Wasaare ee ugu dambeeyay iyo sida ay xilka oga tageen +(WARBIXIN)

Tobankii sano ee la soo dhaafay, waxaa Soomaaliya soo maray toddobo ra’iisul wasaare iyo seddax madaxweyne.…

Beesha Caalamka oo digniin culus ka soo saaray xaaladda Siyaasadeed ee dalka Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Beesha caalamka ayaa war xasaasi ah ka soo saartay is bedelada siyaasadeed ee…

Xasan Sheekh, Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin mucaarad ah oo ka shiray Xaaladda dalka +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin mucaarad ah…

UPDATE: Khadka Internet-ka Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo dib u soo laabtay

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray warbaahinta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in saacado ka hor uu…

Madaxweyne Qoorqoor oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay +(Ogow Ujeedka Safarkiisa)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaminayo…

UPDATE: Internetka oo ka go’an Koonfurta & bartamaha Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalooyinka Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ka go’an adeegga Internetka, iyadoo aan…

Wararkii ugu dambeeyay xiisad dagaal oo ka jirta deegaan ka tirsan Gobolka Sool

Sool (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya, in xiisad dagaal oo u dhaxeysa…

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay ra’iisul wasaare kumeel gaar ah oo howlaha sii wada

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mudane…

VIDEO: Guddoomiye Mursal oo shaaciyay in kalsoonida lagala noqday RW Xasan Cali Kheyre

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa…

Puntland, Jubbaland & Hirshabeelle oo shaaciyay xubnaha ku matali doona guddiga farsamo ee doorashooyinka

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle oo ka duulaya war-murtiyeedkii kasoo baxay…

Beesha Caalamka oo taageeray go’aannadii ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – War qoraal oo ka soo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa…

Wasiir Maareeye ‘‘Xisbiyada Mucaaradka waa ay ka qeybgeli doonaan Shirka Dhuusamareb 3”

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii…