Beesha Caalamka oo taageeray go’aannadii ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – War qoraal oo ka soo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa…

Wasiir Maareeye ‘‘Xisbiyada Mucaaradka waa ay ka qeybgeli doonaan Shirka Dhuusamareb 3”

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii…

Hal sano oo ka soo wareegatay Qaraxii lagu dilay Duqii Muqdisho Eng. Yariisow

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta oo kale 24-kii bishii July ee sanadkii 2019 xilli galab ah…

Axmed Madoobe: ‘‘Khilaafkii DF Somaliya iyo Jubbaland waa la xaliyay‘‘

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in is afgarad buuxa…

UPDATE: DF Somaliya oo Nus Milyan oo doollar ah ugu deeqday Fatahaadda Afgooye

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa faray Wasaaradda maaliyadda in…

Xildhibaannada golaha shacabka oo ansixiyay wax ka bedelka sharciga xisbiyada siyaasadda

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho…

Trump oo si cad u diiday inuu caddeeyo mowqifkiisa doorashada soo socota

Washington (Halqaran.com) – Madaxweynaha dalka Maraykanka, Donald Trump ayaa noqday Madaxweynihii ugu horreeyey ee Maraykanka oo…

Madaxda dowlad goboleedyada oo ka warbixiyay kulankii ay la qaateen Farmaajo & Kheyre

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynayaaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland, koonfur Galbeed, Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Galmudug ayaa ka warbixiyay…

Boqorka Sacuudi Carabiya oo Isbitaal la dhigay, kaddib markii…

Riyadh (Halqaran.com) – Boqorka 84 jirka ah ee dalka Sacuudiga Salman bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay…

UPDATE: Nin hubeysan oo dad shacab ah ku laayay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Nin hubaysan oo ku labisnaa dareeska ciidanka dowladda ayaa Degmada Warta Nabadda (Wardhiigley)…

Madaxweyne Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah uga socda Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe…

Hobiyeyaal lagu weeraray Deg. Janaale iyo Khasaare ka dhashay

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in hoobiyeyaal…