Saturday, May 15, 2021
Home Wararka Maanta

Wararka Maanta

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Ubax dhigay Taallada SYL +(SAWIRO)

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad dhiska dalkeenna ayaa ubax...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha Jabuuti +(SAWIRRO)

0
Jabuuti (Halqaran.com) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar...

Ergey ka socda Mareykanka oo gaaray Israa’iil

0
Tel Aviv (Halqaran.com) - Ku-xigeenka kaaliyaha xoghayaha arrimaha Israa’iil iyo Falastiin Hady Amr ayaa gaaray Tel Aviv, iyadoo maamulka Biden uu ka shaqeynayo sidii...

RW Rooble oo ka hadlay Xuska maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo 15-ka May ku...

Xuska maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15 May

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa  waa  dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas...

Gantaallo laga soo tuuray Suuriya iyo Lubnaan oo ku dhacay Israa’iil

0
Tel Aviv (Halqaran.com) - Saddex gantaal oo laga soo tuuray Suuriya ayaa ku dhacay Israa’iil, sida ay sheegeen ciidamada Israa’iil. Laba ka mid ah gantaalada...

Qoor Qoor oo Gaalkacyo kawada dadaalo lagu xalinayo xiisad ka dhalatay dil loo geystay...

0
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa halkaas kawada dadaalo lagu xalinayo...

RW Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Jabuuti +(SAWIRRO)

0
Jabuuti (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gabal-dhicii Jimcihii maanta gaaray magaalada Djibouti ee Xarunta dalka Jabuuti, halkaasoo si...

Ciidamo lagu soo tababaray Jabuuti oo dalka dib ugu soo noqday +(SAWIRRO)

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo tababar ku soo qaatay dalka Jabuuti ayaa Jimcihii maanta dib ugu soo noqday dalka. Cutub ka...

Madaxweynaha Somaliland oo maanta ku wajahan Jabuuti + Ujeedka safarkiisa

0
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay safar ugu ambabaxaan...

Israa’iil oo kordhisay weerarada ay ku heyso Qasa

0
Palestine (Halqaran.com) - Milatariga Israa’iil ayaa xoojiyay weerarada ay ka wadaan Qasa iyadoo dagaalamayaasha Falastiiniyiintana ay iyagana sii wadaan inay gantaallo ku tuuraan dhinaca...

AKHRISO: Dalal ku yaalla qaaradda Afrika oo maanta laga ciidayo

0
Muqdisho (Halqaran.com) - Waddamo ku yaalla galbeedka qaaradda Afrika ayaa maanta waxa ay u tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga, iyada oo dunida muslimka...
FansLike
FollowersFollow
SubscribersSubscribe

LATEST TOP NEWS

Leaders in show of support for Djibouti’s Guelleh as he takes...

0
President Uhuru Kenyatta arrived in Djibouti Saturday to witness the inauguration of President Ismael Omar Guelleh, who is set to start his fifth term. The...