28.1 C
Mogadishu
Friday, April 26, 2024
Advertisment
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Kiisaska COVID-19 ku sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay laga baaray cudurkaasi 1176 ruux. Warbixinta maalinlaha ah ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu sheegay in la...
Toronto (Halqaran.com) - Allaha ha u naxariistee Haabiil Axmed Cabdullaahi Xasan oo ahaa 21 sano jir Somali-Canadian ah ayaa galabnimadii Sabtida lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada. Booliska magaalada Toronto ayaa sheegay in Allaha ha u naxariistee Haabiil, rasaas...
Kenya (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Kenya oo qarax miino nooca dhulka lagu aaso ee laga hago meelaha fog-fog lagula eegtay Gobolka Lamuu ee dalkaas. Gaariga ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar oo maanta booqasho ku tagay xarunta safaaradda Turkiga ee Muqdisho, ayaa halkaas kulan kula qaatay safiirka dawladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Amb Mahmet Yilmaz. Wasiirka oo ay wehelinayeen...
USA (Halqaran.com) - Eey siddeed jir ah ayaa baraha bulshada ka abuuray hadal hayn ballaaran kaddib markii uu dhaxal ahaan u helay $5 milyan. Hantidaas waxaa lahaa milkiilihii eyga oo dhawaan dhintay. Lulu oo ah eyga dhaxalkaan nasiibka u yeeshay...
Nairobi (Halqaran.com) - Nzambi Matee oo ah haweeney u dhalatay Kenya waxey dadaalkeeda ugu badan ku bixisaa sidii loo soo afjari lahaa dhibaatada wasaqeynta caagadaha iyo bacaha ee ka jirta dalkeeda. Shaqadeeda waa in ay dib u hagaajiso haraadiga bacaha...
Muqdisho (Halqaran.com) -  Maxamed Cabdi Waare, Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Warbaahinta Hanoolaato ayaa waxa uu ka dhawaajiyay arrimo badan oo xasaasi ah. Haddaba halka hoose ka Daawo Wareysi oo dhammeystiran: https://youtu.be/4Bze3pzgITY Xafiiska...
Boosaaso (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya, in maanta markale uu dagaal ku dhexmaray deegaanka Timirshe oo ka tirsan degmada Isku-shuban ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ee PSF iyo xubno ka mid ah maleeshiyaadka Daacish...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa war kasoo saaray qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 10 qof oo dhalinyaro u badnaa, halka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maalintii labaad teendha ku taalla Xarunta tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliyeed shir uga soconaya madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka. Shirkaan oo ay madaxda shanta dowlad goboleed , Farmaajo , Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble...
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya, weerar ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya, in nin xirnaa jaakad ka sameysan walxaha qarxa uu isku qarxiyay maqaaxi lagu shaaho oo...
Turkey (Halqaran.com) - Ciidamda ilaalada xeebaha ee waddanka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibayaal, kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib u soo celisay. Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ciidmada ilaalada xeebaha Giriiggu ay qasab ku soo celiyeen doomihii ay...