27.8 C
Mogadishu
Friday, April 19, 2024
Advertisment
Tehran (Halqaran.com) - Telefishinka ku hadla afka Dowladda Iiraan ayaa war horu dhac ah ku sheegay in 80 askari oo Mareykan ah ay ku dileen gantaallo ay ku garaaceen saladhigga Millatariga Mareykanka Ceyn Al-asad ee galbeedka dalka Ciraaq. Qoraal ay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa Tallaadadii maanta la kulmay Wasiirka Dastuurka ee DF Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac. James Swan ayaa kala hadlay Wasiirka Dastuurka qodobbo ay ka mid yihiin dib u eegista Dastuurka...
Baydhabo (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in caawa dab xooggan uu ka kacay guri ku yaallo Magaalada, kaasi oo sababay Khasaare dhimasho ah. Wararka ayaa sheegaya in saddex...
J/Hoose (Halqaran.com) - Diyaaradaha dagaalka ee dalka Mareykanka ayaa duqaymo ka gaysteen saddex goobood oo ku yaala Gobolada Jubbooyinka, kuwaa oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaya Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa duqeeyay xero...
Gaarisa (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa subixii tallaadada maanta weerar ku qaadday bar koontorool oo ciidamada Kenya ay ku leeyihiin xaafadda Saretho ee duleedka magaalada Gaarisa ee Ismaamulka Waqooyi Bari Kenya. Kibet Bowen, taliye xigeenka Booliska magaalada Gaarisa, oo la...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa difaacay tallaabada uu uga soo horjeestay juhdiga ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku bixinayso dhismaha Maamulka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug ayaa Sabtidii magacaabay guddi doorasho, kaasoo sida uu sheegay ka shaqayn...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa waxaa loo wareejiyay hoy ku dhow Xarunta Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ee Habar Khadiijo. Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa billihii ugu dambeeyay waxaa uu xabsi guri ku...
Riyadh (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Axmed ayaa Magaalada Riyadh ee Xarunta Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Boqorka Sacuudiga, Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ka mid ahaa toddobo Wasiir Arrimo Dibadeed,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa maalmihii ugu dambeeyay xoojiyay weerarrada ay ka gaysanayan gudaha dalka iyo dibadiisaba, iyadoona ay dadku ku dhalisay walaac ah in awooddii ururka ay korodhay. Dadka ka faallooda arrimaha dalka ayaa waxay qabaan inay korodhay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay Hinidse Sharciyeedka Batroolka Dalka, kadib kulan ay ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho. Kulankii 25aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare ayaa waxaa shir guddominayay Senator Cabdi...
Boosaaso (Halqaran.com) - Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Maamulka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa waxaa howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen toga Miraale ee Gobolka Bari, halkaas oo la sheegay inay ku dileen Xubno ka tirsan Kooxda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa ka wada hadlay arrimaha ku saabsan ammaanka doorashada la filaayo inay ka dhacdo Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim iyo Taliyaha Ciidanka Booliska, General...