Muxuu kala hadlay Madaxweyne Farmaajo xubnaha golaha wasiirrada cusub uu la kulmay?

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Golaha Wasiirrada…

Somaliland oo Dadka Koonfurta Somaliya ka mamnuucday inay deegaannadooda u yimaadaan…

Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa mamnuucday in Dad Soomaaliya ka socda Somaliland u tagaan ka…

Madaxweyne Trump oo ka dhawaajiyay inuu Suudaan Xayiraadda ka qaadi doono

Washington (Halqaran.com) – Madaxweyne Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday inuu damacsan yahay inuu ka qaado dowladda…

Madaxweyne Farmaajo oo Codsi u diray Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee…

Akhriso: Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada cusub

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay ku…

DHAGEYSO: Guddiga Iskaashatada Gaadiidleyda gobolka Banaadir oo la kala diray (Ogow Sababta)

Muqdisho (Halqaran.com) –  Maamulka gobolka Banaadir ayaa wareegto uu Isniinti maanta ah soo saaray waxa uu…

Fanaanadii caanka aheyd ‘Saynab Xaaji Cali Baxsan’ oo Muqdisho ku geeriyootay

Muqdisho (Halqaran.com) – Allaha u naxariistee waxaa Isniinta maanta ah magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fanaanadii caanka aheyd…

Gabar dhallinyaro ah oo laga afduubtay Muqdisho oo lagu qabtay Guriceel +(SAWIRRO)

Guriceel (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in ciidamada booliska…

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Buulaburde (Halqaran.com) – Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Isniintii maanta howlgallo ka dhan maleeshiyaadka Ururkja Al-Shabaab ka billaabay…

Musharrax Madaxweyne oo ku baaqay in si deg-deg ah loo sii daayo Wariye C/llaahi Kulmiye

Muqdisho (Halqaran.com) – Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya…

UPDATE: Ciidan gadoodsan oo xoog ku qabsaday xarun Wasaaradeed oo ku taalla Boosaaso & Xaaladda oo kacsan

Boosaaso (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya, in saacadihii…

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo gaaray Baydhabo +(Ujeedka Safarkiisa & Sawirro)

Baydhabo (Halqaran.com) – Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BF  Soomaaliya, Prof. Maxmaed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa…