Wararkii ugu dambeeyay dagaal maanta ka dhacay Gobolka Hiiraan & Khasaarihii ka dhashay

Hiiraan (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay…

Wararkii ugu dambeeyay Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Jalalaqsi ee G/Hiiraan

Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab…

Faah-faahin cusub oo ku saabsan Khasaaraha ka dhashay Qaraxii maanta ka dhacay Degmada Afgooye

Afgooye (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya qarax khasaaro xooggan geystay oo maanta ka…

UPDATE: Taliye Qooje oo ka warbixiyay howlgallada ka socda Galgaduud iyo dagaalladii halkaasi ka dhacay

Galgaduud (Halqaran.com) – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa ku wajahan deegaannada kala ah Ceel-lahelay iyo Ceel-garas ee…

Wararkii ugu dambeeyay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe & Xubno Al-Shabaab ah…

J/Dhexe (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday degmada…

Mareykanka: Hoggaamiye sare oo Al-Shabaab ah baan duqeyn ku dilnay

Saakow (Halqaran.com) – Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in weerar dhinaca cirka…

DHAGEYSO: Puntland oo dagaal ku qabtay Maxaabiis Al-Shabaab ah & Wararkii ugu dambeeyay

Galgala (Halqaran.com) – Warar ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya, in dagaal khasaare geystay uu ka dhacay…

Guddoomiyihii & Taliyihii booliska Goofgaduud oo lagu dilay Qarax & Wararkii ugu…

Goofgaduud (Halqaran.com) – Warar cusub oo ka soo baxaya weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay…

Al-Shabaab oo weerar Khasaare geystay ku qaaday deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay

Goofgaduud (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar isugu jiray qarax Ismiidamin iyo dagaal…

Dagaal culus oo dhexmaray Ciidamada DF Somaliya iyo Al-Shabaab & Wararkii ugu damb…

Gedo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya, Ciidanka…

SNA rescues 33 children from Al-Shabaab in southern Somalia

Somalia confirmed Friday that its forces rescued 33 children who had been recruited by the Al…

Ciidanka Xoogga dalka oo 33 Carruur ah ka soo bad-baadiyay Al-Shabaab, kuwa wareejiyay…

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Ciidamada Xoogga Dalka ee Sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal…